Imran Khan oo si Cajiib ah uga fal celiyay xayiraad dhinaca safarka oo la saaray

Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa cadaadis xooggan kala kulmaya dowladda Pakistan, waxaana siyaasigan iyo xubno badan oo katirsan xisbigiisa lagu soo rogay xayiraad dhinaca safarka dibadda ah. Dowladda Pakistan ayaa xayiraad dhinaca safarka ah kusoo rogtay Imran Khan iyo xaaskiisa Bushra Bibi, waxaa sidoo kale xayiraada qeyb ka ah in ka … Continue reading Imran Khan oo si Cajiib ah uga fal celiyay xayiraad dhinaca safarka oo la saaray